Ku maamul ganacsigaaga mobilekaaga — appka Maareye

Si casri ah u maamul
ganacsigaaga mobilekaaga.

✓ Diiwaangelin toos ah ✓ Rasiid & bakhaar ✓ Deyn & warbixin

7 maalmood oo bilaash ah · kaadh bangi looma baahna

Deynta macmiilka
Tijaabo bilaash ah
7 MAALMOOD
BILAASH AH
Kaadh caqli lehLacagta markay timaaddo ayuu ku tusayaa ✓
BaarkoodhIibka hal ilbiriqsi ku diiwaan geli ✓
Dhammaan badeecadahaagaAlaab kasta oo dukaanka ah, hal meel ✓
Bilow maanta
Kaadhka lacagta soo gashay

Wuu fahmaa fariimaha

EVC Plus eDahab Zaad Sahal Jeeb
~2sSMS ilaa diiwaanka
5+shirkadood la fahmo
12+qaybood kharash
∞telefoon isku waqti
Astaamaha
🔔

Ogeysiis degdeg ah

Lacag kasta iibka iyo kharashaadka ganacsiga isla markiiba ku soo bandhigaa.

🧾

Rasiid & Iibi

Ilbiriqsyo ku samee rasiid. Lacagtu markay timaado iskeed ayay isugu xirtaa rasiidka.

📦

Bakhaarka & Baarkoodh

Tirada alaabta, qiimaha, digniinta yaraanshaha iyo taariikhda dhicitaanka — baarkoodhkana ku iibi ku samee adeegyada cusub.

🏦

Deynta

Dhammaan Deymaha kuleedahay, lagugu leeyahay xasuusinta iyo Reports.

📊

Warbixino PDF

Dakhli, Kharash iyo faa'iidada adeegyada Rasiidka Ganacisgaaga.

🏪

Laamo & shaqaale

Lasoco Dhamaan xarumaha ganacigaga adoo ka maqan Dakhliga soo gala iyo Kharashka

Kaadhka lacagta

Lasoco Kharashaadka si toos ah mobile kaada

🧾
Lacagtu waxay heshaa rasiidkeeda

wuxuu ku weydinaa kharashaadka ku bixisay.

🧠
wuxuu lacosonaa dhamaan Kharashaadka kaa baxa

kheybaha kaka baxeen kirada iibka adeeg yada cusub.

🤝
Dhamaan maamulayasha iyo Shaqalayasha Toos ula soconayan kharashaadka

Telefoon kastaa wuu ka jawaabi karaa; qofka ugu horreeya markuu riixo, kuwa kale way is-xiraan.

Kaadhka kharashka oo qaybaha muujinaya
Miiska iibka

Rasiid, alaab, baarkoodh

📷
Baarkoodh

Alaabta ku dar ama ku iibi adigoon waxba qorin.

⏰
Taariikhda dhicitaanka Adeegyada.

Alaabta Dhacaysa wuu ku soo xasuusinaa ka hor inta aysan dhicin.

📈
Faa’iido dhab ah

Kuu xisaabinaa kuna soo bandhigaa faa'idada adeeg kasta.

Alaab cusub — magac, qiime, baarkoodh
Rasiid cusub
Deynta

Deymaha Si casri kuu xisaabinaa lana soconee.

📉
Lacagaha deymaha

Lacagta SMS-ka kuu timaadda waxaa si toos ah looga jaraa deynta macmiilka, taariikhduna waxay muujisaa “✓ deynta laga jaray”.

🧾
Rasiidku wuu is-xiraa

Markay wadarta buuxda dhammaato, rasiidku wuxuu iskiis u noqdaa la bixiyayAdoona Qorin.

📜
lasoco lacaga

Deymaha, Rasiidka dhammaan Hal meel kala soco kala dag.

❔
Haddii aysan is-xirin: “Ka jar?”

Lacag aan si toos ah loo aqoonsan? Hal riix ayaad deynta uga jari kartaa — adigaa go’aanka leh.

Deynta macmiilka: hadhay $55.00 iyo taariikhda lacag-bixinta
Sida uu u shaqeeyo

Saddex tallaabo, Kaliya ku sameyso akoon kada

1

Is-diiwaangelinta

Magaca ganacsiga, lambarkaaga iyo password.

2

SMS-ka lacagahaada kula soco

Maareye wuxuu akhriyaa fariimaha lacagaha ganacsiga Sitoos ah.

⚡ hal riix
Qiimaha

Kirada appka

si toos ah ubixi dhammaan Adeegyada Lacag Bixinta. EVC PLUS, eDahab, Golis, Zaad.

Tijaabo

$0
7 maalmood oo bilaash ah

Nidaamka oo dhan, si toos ah markaad is-diiwaangeliso.

Bishii

$6 / bil
Bil kasta jooji kartaa

Nidaamka oo dhan. “Haa”-da ugu fudud.

6 Bilood

$36$30 / 6 bilood
1 bil oo BILAASH

$5 bishii — $6 ayaad kaydsanaysaa.

KAYDSO 30%

Sannadkii

$72$50 / sannad
Ku dhow 4 bil oo BILAASH

$4.17 bishii — $22 ayaad kaydsanaysaa.

Su’aalo

Waxa badanaa la weydiiyo

Sidee Maareye u shaqeeyaa?

Wuxuu si toos ah u akhriyaa fariimaha lacagta ee EVC Plus, eDahab, Zaad iyo Sahal, kadibna wuxuu kuu kala saaraa dakhli iyo kharash — adigoon gacanta wax ku qorin.

Xogtaydu ma ammaan baa?

Haa. Waxaa la akhriyaa fariimaha lacagta oo keliya, cidna lama wadaago. Waxaad sidoo kale kaydsan kartaa Google Drive-kaaga gaarka ah.

Ma bilaash baa?

7 maalmood waa bilaash. Kaddib dooro qorshe: $6 bishii, $30 lix bilood, ama $50 sannadkii.

Sidee u bixiyaa lacagta?

App-ka gudihiisa: dooro qorshaha, riix “Bixi”, kadibna ku bixi EVC Plus, eDahab ama Zaad. Rukhsaddaadu isla markiiba way furmaysaa.

Internet ma u baahanahay?

Fariimuhu way sugayaan haddii internetku go’o, markuu soo laabtona way iska diraan. Waxba kaama lumayaan.

Malagu Isticmaali karaa Taleefano Badan & Systemyo?

Haa. Telefoon kasta oo ganacsigaagu leeyahay isla kaadhka ayuu heli karaa — qofka ugu horreeya ee ka jawaaba, kuwa kale way is-xiraan.

MAAREYE

Lacagtaada, maamul.

Dhammaan lacagahaaga si toos ah ayuu u diiwaan geliyaa.

Maanta bilow — 7 maalmood bilaash

Ganacsigaaga oo dhan hal app ka maamul. Lacagtaadu ha is-maamusho.